Kulankii Juventus iyo Atalanta oo la baajiyay…+SAWIRRO

(Italy) 25 Feb 208. Kulankii Juventus iyo Atalanta ayaa la baajiyay kaddib Baraf daran oo ku da’ay gegada Juventus Stadium.
Wariyaha ka howl gala BT Sport ee James Horncastle ayaa sheegay in 14-ka Maarso ay suuro gal tahay in dib loo dheelo kulankan.
Yeelkeede, Taageerayaasha ayaa aad uga carooday go’aanka uu Garsooraha ciyaarta ku baajiyay maadaama ay u soo safreen iyagoona ku ooriyay.
41 kun oo taageerayaal oo Geesinimo meel dhigtay ayaa soo xaadiray garoon uu heer kulkiisa hoos uga dhacay -3.
SAWIRRO:
Gool FM.