Ronaldo oo amar siiyey jamaahiirta Bernaeu kaddib markii uu dhaliyey mid ka mida goolashiisii….Haloo sacbiyo…….?

(Madrid) 24 Feb 2014. Toddobaadkii hore uma wacneyn Gareth Bale – waxaa keydka la dhigay kulankii Leganes, waxaa soo baxat xan sheegeysay in ay Real Madrid iibin doonto.

Hase ahaatee, kulankii sabtida ee Alaves waxa uuu ahaa mid saameyntiisa muuqato isaga oo dhalin gaaray gool mudnaan lahaa in lagu qaado Puskas Award.

Daqiiqaddii 25-ad ayaa labaaleey la helay diib uu soo dhigay Benzema balse waxaa ka saaray Fernando Pacheco .

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close