INTER MILAN VS BENEVENTO: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Milano) 24 Feb 2018 – Waxaa caawa ciyaaraya labada kooxood ee Inter Milan vs Beneventos oo ku ballansan gegada caanka ah ee San Siro ee magaalada Milano, iyadoo ay Inter hollinayso inay jidkii guusha kusoo laabato, halka kooxdan yari ay tahay wan goowracani geedo kama waabto.

Dhanka Inter: Waxaa soo wada laabtay Icardi iyo Miranda balse labaduba kaydka ayay kasoo bilaabi doonaan, si ay diyaar ugu noqdaan kulanka Derby Milano. Waxaa sidoo kale soo kabtay Perisic. Candreva ayaas sidaa ku safan kara, halka uu daallan yahay Rafinha oo uu Spalletti sheegay “in xaaladdiisa la qiimaynayo”.

Dhanka Benevento: Macallin De Zerbi oo ciyaartan ugu yeerey 24 laacib ayaa dib u helaya Cataldi kaasoo geli kara booska Guilherme, Sagna ayaa safka hore ku jiri kara. D’Alessandro ayaa la maqan dhibaato dhanka jilibka ah.

KAYDKA

  • 27 PADELLI, 89 PISSARDO, 21 SANTON, 29 DALBERT, 2 LISANDRO LOPEZ, 25 MIRANDA, 5 GAGLIARDINI, 8 RAFINHA, 17 KARAMOH, 99 PINAMONTI, 9 ICARDI
  • 22 BRIGNOLI, 83 SAGNA, 23 VENUTI, 29 BILLONG, 18 GYAMFI, 20 MEMUSHAJ, 4 DEL PINTO, 14 VIOLA, 26 PARIGINI, 87 LOMBARDI, 33 IEMMELLO, 25 DIABATÉ

GANAAXAN

  • Lucioni (fino a ottobre 2018)

AAN LA HELI KARIN

  • Berni
  • Antei, D’Alessandro

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close