Willian oo ka hadlay kulan Man United ee axadda

(London) 23 Feb 2018. Willian waxa uu qiray in Chelsea ay waajib  ku tahay bandhig wanaagsan haddii ay dooneyso in ay soo yareyso farqiga u dhexeeya iyada oo Mancehster United kulankooda axada.

Blues waxa ay booqan doonaan Old Trafford axadda kaddib bandhig wanaagsan oo ay kala hortagee Barcelona talaadaddii wallow uu Messi waqti dambe bar bareeyey.

Chelsea oo hadda saddex dhibcood ka hooseysa ayaa diiraddooda u weecinaya Premier League-ga.

Willian waxa oo ka hadlaya Mourinho waxa uu yiri: “Waa saaxiibkey. Waqti wacan ayaan la soo qaatay, laakiin waxaan joogaa Chelsea isna Manchester United.

“Waxaa jira kulamo adag. Aad ayey uga badalan tahay ciyaarta Premier League-ga kuwa  Champions League-ga.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close