Shax isku dhaf ah oo laga sameeyay kulanka Man City vs Arsenal…(Gunners oo la qadin gaaray)

(Egland) 23 Feb 2018. Manchester City iyo Arsenal ayaa lagu wadaa inay Axada ku ciyaaraan gegada Wembley Final ka Carabao Cup.

Warsidaha Goal ayaa Shax isku dhaf ah ka sameeyay ka hor kulankooda.

Gunners ayaa la qadin gaaray oo Shaxda laga siiyay saddex laacib oo qura, Koscielny, Ozil iyo Aubameyang.

EEG Shaxda isku dhafka ah ee Man City vs Arsenal:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close