Napoli oo hartay, Waa kuwee kooxaha u soo gudbay wareega 16-ka Europe League?????

(Europe) 23 Feb 2018. Europe League ayaa soo gaaray wareegiisa 16-ka iyadoo ay soo bexeen kooxaha waa wayn badankood marka laga reebo Napoli.

Hogaamiyayaasha Serie A oo markii horeba ka soo haray Champions League ayaa misane laga tuuray baska Europe League iyadoo ay jirto inay xitaa xalay ku adkaatay 2-0.

Napoli ayaa isku cel celis 3-3 labada lugood la gashay kooxda reer Germany ee RB Leipzig balse waxaa lagu reebay Away Goals.

Haddaba Wareega 16-ka Europe League waxaa u soo gudbay:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close