Imise ayay ku kacayaan Dharka ‘Haramcad -ka’ uu xiran yahay Neymar!!!????

(Europe) 23 Feb 2018. Xiddiga ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Neymar ayaa dhawaan bartiisa Istagram soo dhigay Sawir isagoo xiran dhar u nuuc eg xawayaanka loo yaqaano ‘Haramcad’.

Dharkan ayaa waxaa dhaqshadeeyay shirkadda caanka ah ee Fashion ka ee Dolce & Gabbana ee laga leeyahay Talyaaniga.

Isku jooga uu xiran yahay wiilka reer Brazil ayaa ku kacaya adduun dhan 1,745 oo bound, Waana lacag ka badan Labo Kun iyo Afar Boqol oo Doolar (2,400$)

 Neymar strikes a pose in a £1,745 leopard print Dolce & Gabbana tracksuit

Balse waxba ma ahan marka aad eegto mushaarka uu qaato oo halkii bil wuxuu jeebka ku shubtaa adduun dhan 2.7 milyan oo bound.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close