DEG DEG: AC.Milan vs Arsenal (Isku aadka wareega 16-ka ee Europa League oo la sameeyay)

(Nyon) 23 Feb 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka Europa League.

Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u xiiso badan, sida AC.Milan iyo Arsenal oo ah kulanka ugu xiisaha badan wareegaan.

sidoo kale kulanka Atletico Madrid iyo Lokomotiv Moscow ayaa ah kulan xiiso leh oo ku jira wareegaan, CSKA Moscow iyo Lyon ayaa isna ah kulan kale oo aan ka liidan.

Isku aadka oo dhamaystiran:

Lazio v Dynamo Kiev.

RB Leipzig v Zenit Saint Petersburg.

Atletico Madrid v Lokomotiv Moscow.

CSKA Moscow v Lyon.

Marseille v Athletic Bilbao.

Sporting Lisbon v Viktoria Plzen.

Borussia Dortmund v Red Bull Salzburg.

AC Milan v Arsenal.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close