PSG dan kama leh Rojo [ESPN FC]

(Paris) 20 Feb 2018.  Saint-Germain ma daneeneyso Marcos Rojo marka laga yimaado in si xoog leh loola xiriirinayey toddobaadyada.

Kooxda reer France ee si bilaa xisaabta ah suuqa lacagta u galisa ayaa la sheegay in ay dooneyso Argentine-ka sababo la xiriira United oo ka caga jiideysa heshiis cusub in ay ka saxiixato.

Qandaraaska uu haatan ku jiro Rojo waxa uu ku egyahay dhamaadka xilli ciyaareedkan, balse Wadaxaajood ku saabsanaa heshiis kordhin ayaa bur burin xilli uu Jose Mourinho doonayo haysashada xiddigga.

ESPN FC oo soo xogatay ilo ku dhaw dhinaca Unai Emery ayaa qoray in PSG aysa da ka lahayn daafaca.

PSG dhammaan wey hakisay dhaq dhaqaayaddii ay kula soo wareegi lahayd xiddigo cusub sababo la xiriira mustaqbalka Unai Emery oo aan caddeyn.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close