Karim Benzema oo katagaya Real Madrid dibna ugu laabanaya horyaalka Faransiiska

(Madrid) 20 Feb 2018 Weerar yahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa ka tagaya kooxdiisa dhamaadka xiliciyaareed kaan sida ay baahisay Daly Mail.

Karim Benzema ayaa xiliciyaareed liita ku qaadanaya kooxdiisa Real Madrid, taageerayaasha kooxda ayaana dalbanaya in la fasaxo xiddiga reer France.

30 jirkaan ayaa helay ilaa haatan kaliya laba dalab, midka hore ayaa ah dalab ka soo gaaraya kooxaha horyaalka shiinaha.

Image result for Karim Benzema Lyon

Halka dalabka labaad uu uga imaanayo kooxdiisii hore ee Lyon oo si wayn u doonaysa inay dib u hesho Benzema oo ka tagay 2009.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close