DEG DEG: Horseed oo dib ugu soo laabatay hogaanka Somalia Premier League

(Muqdisho) 20 Feb 2018. Kooxda lagu naaneyso Cawo iyo Maalin ee Horseed ayaa guul muhiim ah ka gaartay naadiga Jeenyo kaddib markii ay ku martay 2-0.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0.

Xiddiga Ajnabiga ah ee Orlando ayaa goolka koowaad ugu daah furay kooxdiisa.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee ciyaarta Maxamed ayaa goolka labaad u dhaliyay Cawo iyo Maalin.

Guusha ayaa uga dhigan Horseed inay iminka 13-dhibcood hogaanka kula heyso kooxda xafidaneysa horyaalka ee Dekadda.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close