Day: February 20, 2018
-
England
CHE VS BAR 1-1…Blues & Barca oo barbarro ku kala baxay + Sawirro
(London) 20 Feb 2017 – Kooxaha Chelsea FC vs FC Barcelona ayaa ciyaar aad loo wada sugayay ku yeeshay gegada…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Googooska UEFA Champions League – Highlights – LIVE
UEFA Champions League – Highlights UEFA Champions League – Highlights UEFA Champions League – Highlights Gool FM
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Chelsea vs Barcelona 1-1 (Lugtii hore oo la isku mari waayay)
TOOS Stamford Bridge Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Christensen, Rudiger, Moses, Fabregas, Kante, Alonso, Willian, Hazard, Pedro. Kaydka: Caballero, Drinkwater, Morata, Giroud, Zappacosta,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Bayern Munchen vs Besiktas 5-0 (Besiktas oo shan lagu shubay)
TOOSAllianz Arena Bayern Munich: Ulreich, Kimmich, Boateng, Hummels, Alaba, Muller, Vidal, Javi Martinez, Rodriguez, Coman, Lewandowski. Kaydka: Starke, Wagner, Sule, Ribery,…
Read More » -
Wararka
RASMI: ”Maaliyaddaydu waa caafimaad qabtaa” – Yonghong Li oo si caro leh uga jawaabey eedaymo loo jeediyay!
(Beijing) 20 Feb 2018 – Milkiilaha kooxda AC Milan ee Yonghong Li ayaa si kulul uga jawaabey wax uu u…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo aan ciyaari doonin kulanka habeen dambe ee Leganes
(Madrid) 20 Feb 2018 Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa go’aansaday inuu nasiyo laacibkiisa Cristiano Ronaldo sida ay baahisay Marca.…
Read More » -
England
FA-ga ingiriiska oo aan wax tilaab ah ka qaadi doonin Sergio Aguero
(Manchester) 20 Feb 2018 Xiriirka kubadda cagta ingiriiska ee FA ayaan wax tilaab ah ka qaadi doonin weerar yahanka Manchester City…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
‘Malaha waan KHAARAJIN Doonnaa!”, – Tababaraha Sevilla oo u hanjabay xiddiggan ka tirsan Manchester United kahor kulankooda
(Mancehester) 20 Feb 2018. Tababaraha Sevilla Vincenzo Montella ayaa ku kaftamay in ay ‘Dili’ karan Alexis Sancehz kahor kulankooda berri. Montella…
Read More » -
Champ' League
“Waa in aan u diyaarsanaanaa Hazard,” – Xiddig ka tirsan oo walaac ka muujiyey Edin, amaanna ugu qubeeyey
(London) 20 Feb 2018. Khadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic waxa uu ku tilmaamay Edin Hazard “HEER CAALAMI” Kahor is aragooda…
Read More » -
Uncategorized
City oo tallaabo sharci ah ka qaadeysa taageerihii Wigan ee candhuufada ku tufay Aguero
(Manchester) 20 Feb 2018. Manchester City ayaa qorsheeneysa in ay talaabo sharci ah ay ka qaaddo taageerihii Wigan ee candhuugta ku…
Read More »