Mourinho oo doonaya in uu AWOODDA Pogba ku soo saaro Kroos

(Manchester) 19 Feb 2018. Jose Mourinho waxa uu Toni Kroos rabaa in uu noqdo badalka Michael Carrick xagaaga soo socda.

36 jirka waxa uu kabihiisa laali doonaa dhamaadka ol’olehan isaga oo toos ugu biiri doona mamulka Mourinho.

Mourinho waxa uu doonayaa in Marouane Fellaini uu heshiis cusub saxiixo si uu dhaqaalihiisa xooggiisa ugu adeegsado bartilmameedkiisa.

Kroos waxa uu qarka u fuulay in uu ku soo biro United 2014 – xilligii David Moyes.

Sid laga soo xiganayo the Independent, Real waxa ay xarraas ay ku kala direyso safkeeda sameyn doonta xagaaga, united wey isku dayyi doontaa Toni Kroos.

Germany-ga wuu u furan yahay aragtida ah in uu ku soo biro Premier League-ga.

Ujeedka ay United ka leedahay saxiixa Kroos wa in uu ka garab dheelo Paul Pogba xilli uu Jose daneenayo dhex saddex afley ah.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close