Sidee loo kala sarreeyaa gool dhalinta horyaalka Somalia Premier League ???

(Muqdisho) 18 Feb 2018–Waxaa la ciyaaray kullamadii afaraad horyaalka Somalia Premier League,iyadoo ay ka soo baxeyn natiijooyin kala duwan.

Xiddigaha u kala ciyaara kooxaha Elman,Banaadir iyo Heegan ee Kala ah Anwar,Benteke  iyo Nyanzi ayaa si wada jir ah u hor kacaya gool dhallinta horyaalka markii ay shabaqa soo taabsiiyeen min afar gool,halka Xasan Xasaasi uu isna leeyahay saddex gool.

Dhowr   ciyaaryahan ayaa wada dhaliyay min hal gool,halka xiddigo kale oo weerarka ka xariiftma wali aysan gaarin  shabaqa.

Magaca xiddiga Kooxda Tirada Goolasha
Nyanzi Ronaldo Heegan 4
Anwar Elman 4
Benteke Banaadir SC 4
Xasaasi Horseed 3
Catoosh Heegan 2
Feysal Dekedda 2
Evans Horseed 2
Marcel Banaadir SC 2
Maxamed Martial Elman 2
Xasan Santos Banaadir SC 2
Mahad Yare Heegan 1
Cusbo Banaadir SC 1
Dirrey Horseed 1
Xusni Dekedda 1
Qays Banaadir SC 1
C/nuur Benteke Madbacada 1
Cali Waarikoow Jeenyo 1
Bile Gaadiidka 1
Frank Wananda. Horseed 1
Qaliif Banaadir SC 1
Cabaas Dekedda 1
Bahdoon Elman 1
Axmed Lampard Waxool 1
Aggoogo Jeenyo 1
Ismaaciil Horseed 1
Reymond. Dekedda 1
Stephen Gaadiidka 1
Ayuub Betroolka 1
C/salaam Madbacadda 1

 Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close