Barcelona oo soo saartay Ciyaartoyda ay caawa kala hortageyso Eibar…(Imise Saac ayay ciyaarayaan?)

(Spain) 16 Feb 2018. Barcelona ayaa caawa u safreysa naadiga Eibar oo kaalin dhexe oo fiican kaga jirta La Liga.

Guul darro amaba bar baro ay gasho Barca ayaa waxay fursad wayn u noqon doontaa Atletico Madrid oo salka ku soo heysa.

Barcelona ayaa la baasan doonta Eibar marka ay saacada geeska Afrika ku beegan tahay 6:15 Fiidnimo.

Ernesto Valverde ayaa xiddigahan u soo Magacaabay kulanka Fiidkii:

Ter Stegen, Cillessen, Semedo, Piqué, Rakitic, Sergio Busquets, Iniesta, Suarez, Messi, Dembele, Coutinho, Paulinho, Jordi Alba, Digne, Sergi Roberto, Aleix Vidal, Umtiti, Yerry Mina.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close