Day: February 16, 2018
-
Bannaanka Garoonka
QASKA OLD TRAFFORD KA TAAGAN: Alexis Sancehz oo lagu eedeeyey in uu IFTINKII KALA TAGAY Paul Pogba (Halyey hore oo United ah ayaa faah faahin ka bixiyey waxa ka socda Old Trafford!)
(Manchester) 16 Feb 2018. Dhawr toddobad oo aan u fiicneyn Paul Pogba ayey u ahayd, balse mid ka mida halyeyadii Mancehster…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ronaldo ma taageere Liverpool baa? Gacalisadiisa oo muuqaalo kashifaad ah soo dhigtay baraha bulshada!
(Madrid) 16 Feb 2018. Taariikh ayaa lagu sameeyey Porto arbacadii tartanka Champions League-ga. Shan gool ayey dhalisay Liverpool taas oo…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Chelsea vs Hull City 4-0 (Chelsea oo 4 ku jimcisay Hull)
Chelsea team: Caballero; Rudiger, Cahill (c), Ampadu; Zappacosta, Drinkwater, Fabregas, Emerson; Willian, Giroud, Pedro. Subs: Eduardo, Chalobah, Sterling, Scott, Moses,…
Read More » -
England
Tottenham oo shaacisay dhaawaca Harry Kane
(London) 16 Feb 2018 Kooxda Tottenham ayaa shaacisay inuu dhaawac soo gaaray weerar yahankeeda reer ingiriis ee Harry Kane. Harry Kane ayaa…
Read More » -
England
Willian oo ku riyoonaya inuu u ciyaaro Barcelona ama Real Madrid midkood
(London) 16 Feb 2018 Laacibka Chelsea ee Willian ayaa sheegay in xiddig walba uu ku riyoodo u ciyaarida kooxaha ugu awooda badan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo ilaalo gaar ah u sameeyay saaxiibtiis iyo cunugiisa (SAWIRRO)
(Madrid) 16 Feb 2018 Cristiano Ronaldo ayaa ilaalo gaar ah u sameeyay saaxiibtiis Georgina Rodríguez iyo cunugiisa Cristiano JR. Ronaldo iyo saaxiibtiis Georgina…
Read More » -
Champ' League
“Sheekada PSG wali waa qabyo” – Valverde oo Real Madrid u sheegay in PSG ay soo bixi karto
(Barcelona) 16 Feb 2018 Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa u sheegay Real Madrid in wali ay wax ka dhimanyihiin…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ronaldo oo ku baaqay in la Caawiyo Muslimiinta Rohingya iyo Caruurtooda..(Aqri war uu soo dhigay Baraha Bulshada)
(World) 16 Feb 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ku baaqay in la caawiyo Qoxootiga qoomiyada Rohingya oo uu xasuuqa ku hayo…
Read More » -
England
“Waa been oo dagaal nagama dhexeeyo balse waa sax inuusan sifiican u ciyaarayn” – Mourinho oo ka hadlay arinta Pogba
(Manchester) 16 Feb 2018 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay dagaalka la sheegay inuu kala dhexeeyo Paul…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ciyaartoy ka ciyaara Premier League oo loo haysto Taksi ay ka xadeen magaalada Barcelona (Kooxdee ayeey u ciyaaraan)
(Barcelona) 16 Feb 2018 Ciyaartoy ka xamaasha horyaalka ingiriiska ee Premier League ayaa loo haystaa gaari Taksi ah oo ay ka…
Read More »