Xaaskaaga waa difaacaaga kowaad! Gacalisooyinka Silva iyo Di Maria oo dhulka la galay Unai Emery

(Paris) 15 Feb 2018. Unai Emery go’aan lama filaan ah ayuu qaatay kulankii ay PSF guuldaradda 3-1 ah kala kulantay Real Madrid isaga oo ka tagay Thiago Silva iyo Di Maria, arin ka wada carreysiisay xaasaskooda.

Jorgelina Cardoso iyada gaar ahaan aad ayey u eedeysay tababaraha ka soo jeeda gobolka Basque ee Spain waxa ayna ku muujisay baraha bulshada.

‘Dadaalka oo lagu daray shaqadaada dheeriga ah oo lagu daray goolashaada oo lagu daray caawintaada oo lagu daray qodobka ah heer ciyaareedkaaga wacan waxa ay u dhigantaa boos keydka ah,’ ayey qorta.

Laakiin sida muuqata waa dumarka kuwa aan fahansaneyn kubadda cagta.

‘Paris waa ku kaa!’

Belle Silva, xaasla Thiago Silva iyada aaraahdeeda ayey arintan ka dhiibatay.

‘Kaarto! Kaaro maxay ah!’ ayey qortay.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close