Sawirro dheeraad ah Kullamadii toddobaadkaan horyaalka Soomaaliya

(Muqdisho) 15 Feb 2018. Dekedda ayaa guul muhiim ah ka gaartay Jeenyo,halka Banaadir ay xasuuqday Elman,waxaana xusid mudan in kooxda Horseed ay la wareegtay hoggaanka horyaalka.

Horyaalka Somalia Premier League ayaa si xiiso leh u soconaya waxaana wali lagu guda jiraa kullamadii afaraad oo soo bilaawday isniinti.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close