XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-kii xiddig ee todobaadkan ugu xariifsanaa horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 12 Feb 2018 – Waxaa todobaadkii 24-aad la ciyaaray horyaalka Serie A-da Talyaaniga, kaasoo ay Napoli iyo Juventus halkooda kasii wadaan hardankii laba farasle ee higsiga hoggaanka horyaalka.

Haddaba, horyaalka oo haatan meel xiise leh maraya ayaa waxaa lasoo saaray xulkii todobaad-dhamaadkan ugu xariifsanaa horyaalka, waxaana xog naga siinaya Ramez Nathan, ee hoos ka eeg.

Gianluigi Buffon [Juventus]

Nicolas Nkoulou [Torino]

Giorgio Chiellini [Juventus]

Mario Rui [Napoli]

Yann Karamoh [Inter]

Jorginho [Napoli]

Lucas Torreira [Sampdoria]

Federico Bernardeschi [Juventus]

Cengiz Ünder [Roma]

Andrea Belotti [Torino]

Patrick Cutrone [Milan]

XARFAANTA XUSIDDA MUDAN: Lucas Biglia [Milan], Jose Callejon [Napoli], Diego Laxalt [Genoa] Gianluca Caprari [Sampdoria], Fabio Quagliarella [Sampdoria], Rolando Mandragora [Crotone].

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close