Neymar oo Jirkiisa ku Sawirtay Xusuus hore oo Barcelona ah si ay Dhiiro galin ugu noqoto kulanka Real Madrid!!!

(Madrid) 12 Feb 2018. Bandhig shidan uu la yimaado Neymar kulanka Champions League ay arbacada Bernabeu kula ciyaari doonaan Real Madrid ayaa u noqon doonta talaabo kale uu u qaaday hadafkiisa inuu noqdo laacib sare, wuxuuna baryahaan baadi goob ugu jiray wax dhiiro galin u noqda.

Xiddiga reer Brazil ayaana go’aansaday inuu jirkiisa ku xardho koobkii Champions League uu la qaaday Barcelona 2015 si ay u niyad galiso kulanka Arbacada.

Adao Rosa ayaa qalinka u qaatay oo Lugta uga sawiray isagoona baraha bulshada soo dhigay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close