DAAWO: Sida uu ahaa xaalka Pogba intii uu u socday Bus-ka kooxda guuldaraddii Newcastle kaddib

(Manchester) 11 Feb 2018. Waxaa muuqaal laga duubay Paul Poga oo dhutinaya xilli uu u sii socday Bus-ka Manchester United guuldaraddii Newcastle kaddib.

France-siiska waxaa la saaray kaddib markii United goolka laga dhaliyey daqiiqaddii 65-aad.

Pogba waxa uu la hadlay tababare ku xigeenka United, Rui Faria, markii la bedelay kahor inta uusan qolka lebiska aadin.

Laacibka waxaa lagu bedelay for Michael Carrick.

Mourinho oo dhaawiciisa wax laga weydiiyey ayaa ku jawaabay:  “Maya wax dhiba ma jiraan.”

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close