Bayern oo shiiska saartay Jasper Cillessen

(Munich) 11 Feb 2018. Mid ka mida xiddigihii ugu wanaagsanaa kulankii Copa del Rey ee u dhexeeyey Barcelona iyo Valencia waxa uu ahaa Jasper Cillessen, bandhigaas waxa uu soo jiitay Bayern Munich.

Waxa ay aaminsan yihiin in goolhayahan leeyahay wax walba ee uu ku muteysan karo Allianz Arena, xilli Manuel Nuer uu dhaawac badi ololahan uga maqnaa.

Xiisaha Bavaria waxaa warisay Mundo Deportivo.

28 jirka qiimaha lagu bur burin karo qandaraaska uu kula jiro Barcelona 60 million euros.

Waa mid ka mida xiddigaha ugu mushaarka yar Barcelona.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close