Kane oo ku sii siqaya rikoorkii Adebayor ee North London Derby

(London) 10 Feb 2018. Harry Kane waxa uu ku sii siqay rikoorkii gool dhalinta ee Emmanuel Adebayor   kulanka North London Derby.

Weeraryahanka waxa uu dhaliyey goolkiisii 23aad ee Premier League-ga oloalahan, madaxiisii daqiiqaddii 49-aad ayaa ku filnaaday Spurs in ay ku qaadato saddexda dhibcood.

Goolkaas ayaa noqday kiisii 7aad ee North London Derby,kaliya hal gool ayuu u jiraa Adebayor oo 8 dhaliyey.

Hase ahaatee, Adebayor goolashaas waxa uu u kala dhaliyey labadooda oo uu wada matalay.

Maaliyadda Arsenal waxa uu xirtay 143 jeer muddadii u dhexeysay 2006 ilaa iyo 2009 kahor inta uusan u ku biirin Spurs oo uu saftay 106 jeer intii u dhexeysay 2011 ilaa iyo 2015.

Marka qorshaha lagu darsado in uu 24 jir yahay – Kane waqti dheer ayaa waayihiisa kulankan uga harsan – waa la hubaa in uu jabin doono!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close