Day: February 10, 2018
-
Italy
Napoli oo maamuus u samaysay laacibka Muslimka ah ee Faouzi Ghoulam + Sawirro
(Napoli) 10 Feb 2018 – Kooxda SSC Napoli oo haatan la ciyaaraysa kooxda SS Lazio ayaa inta aysan ciyaartu bilaabanin…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Patrick Cutrone oo kulankii Spal rikoodho badan jebiyey + Sawirro
(Ferrara) 10 Feb 2018 – Qannaas-yaraha AC Milan ee Patrick Cutrone ayaa kulankii galabta ka sameeyay rikoodho badan oo ugub…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: SSC Napoli vs SS Lazio 4-1 (Lazio oo tabarteeda la tusay)
Napoli: Reina; Hysaj, Tonelli, Koulibaly, Mario Rui; Allan, Jorginho, Hamsik; Callejon, Mertens, Insigne Kaydka: Sepe, Rafael, Maggio, Albiol, Zielinski, Diawara, Rog,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Real Madrid vs Real Sociedad 5-2 (Real oo dhiggeeda rafaadisay)
Real Madrid: Navas; Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo; Modric, Asensio, Kroos; Vazquez, Benzema, Ronaldo Keydka: Casilla, Nacho, Bale, Casemiro, Achraf, Isco, Kovacic…
Read More » -
Uncategorized
Safafka Real Madrid Vs Real Sociedad oo lagu dhawaaqay iyo Gareth Bale oo ka maqan
(Madrid) 10 Feb 2018. Real Madrid iyo Real Sociedad ayaa goor dhoweyd soo saaray labadooda shax ee kulankooda. Los Blancos oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: Wilshere iyo Lamela oo la kala jiiday!
(London) 10 Feb 2018. Waxa uu dagaal dhexmaray Jack Wilshere iyo Erik Lamela kaddib markii lagu dhuftay siirigii ugu dambeeyey ee…
Read More » -
Uncategorized
Morata: Madrid mar walba waa Madrid
(Madrid) 10 Feb 2018. Weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata ayaa qishay in uu ka arinsa doono dib ugu laabashada Real Madrid. Spaniard-ka…
Read More » -
England
Kane oo ku sii siqaya rikoorkii Adebayor ee North London Derby
(London) 10 Feb 2018. Harry Kane waxa uu ku sii siqay rikoorkii gool dhalinta ee Emmanuel Adebayor kulanka North London Derby.…
Read More » -
England
Maxaa ka qaldanaa Arsenal kulankii galabta ee Tottenham? (Warbixin)
(London) 10 Feb 2018 Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa la dhacsanaa shaxdii uu galabta ku soo galay tababare Arsene Wenger kulankii Tottenham.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sir Alex Ferguson oo tacsi u diray qoyska Liam Miller
(Mancehster) 10 Feb 2018. Sir Alex Ferguson, tababarihii hore ee Mancheter United waxa uu xusay laacibkiisii hore ee geeriyooday, Liam Miller.…
Read More »