Day: February 9, 2018
-
Bannaanka Garoonka
Massimiliano Allegri oo gaarey kulankiisii 200-aad ee Juventus
(Firenze) 09 Feb 2018 – Massimiliano Allegri ayaa caawa kooxdiisa laylinaya kulankiisii 200-aad ee Juventus kulanka ay haatan Bianconeri la…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Fiorentina vs Juventus 0-2 (Juve oo aqli uga adkaatay ilmaha Viola)
Fiorentina: Sportiello; Milenkovic, Pezzella, Astori, Biraghi; Benassi, Badelj, Veretout; Gil Dias, Simeone, Chiesa Juventus: Buffon; Lichtsteiner, Benatia, Chiellini, Alex Sandro;…
Read More » -
England
SAWIRRO: Riyad Mahrez oo markii ugu horreysay dib ugu soo laabtay Tababarka Leicester City kaddib…
(England) 09 Feb 2018. Riyad Mahrez ayaa dib ugu soo laabtay tababarka Leicester City markii ugu horreysay tan iyo sidii…
Read More » -
Horyaallada
Heegan iyo Madbacadda oo is-mari waayay
(Muqdisho) 09 Feb 2018. Kooxaha Heegan iyo Madbacadda ayaa is mari waayay galabta Somalia Premier League kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
PSG oo Dhibka Chelsea dhib kale ugu dareysa
(Europe) 09 Feb 2018. PSG ayaa dagaal ku soo qaaday kooxda Chelsea oo awalba liic liiceysay kal ciyaareedkan. Kooxda reer…
Read More » -
England
FIFA oo Koobka Adduunka ka Mamnuucday Ulaha lagu qaado ‘Selfie’
(World) 09 Feb 2018. FIFA ayaa taageerayaasha Koobka Adduunka ka Mamnuucday ulaha lagu qaado Sawirrada loo yaqaano ‘Selfie’. Ulahaas ayaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Real Madrid iyo Chelsea oo ay ka Jajaban tahay…(Aqriso 5-waxyaabood oo ay ka siman yihiin)
(Europe) 09 Feb 2018. Kooxaha xafidnaya horyaalada La Liga iyo Premier League ee Real Madrid iyo Chelsea ayaa sanadkan ku…
Read More » -
England
WAR CUSUB: Alexandre Lacazette oo ka tagi kara Arsenal sida uu qabo Emmanuel Petit
(London) 09 Feb 2018 Weerar yahanka Arsenal ee Alexandre Lacazette ayaa u muuqda mid qaadan kara go’aan culus dhamaadka xiliciyaareed kaan. Gunners…
Read More » -
England
Tababare Mourinho oo ay ka go’antahay soo xerogalinta Fabinho
(Manchester) 09 Feb 2018 Tababaraha Manchester United ee Jose Mourinho ayeey ka go’antahay inuu soo xerogaliyo laacibka kooxda Monaco. Fabinho ayaa…
Read More » -
England
Lucas Moura oo diyaar u ah inuu ka hortago Arsenal
(London) 09 Feb 2018 Laacibka cusub ee Tottenham ayaa diyaar u ah inuu garoonka u galo kooxdiisa kulanka barri ay marti…
Read More »