Day: February 8, 2018
-
toos
TOOS u daawo: Valencia vs Barcelona – LIVE (Shaxda sugan)
Valencia – Barcelona Valencia – Barcelona Valencia – Barcelona Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: Mario Balotelli oo dib ugu soo noqonaya xulka Talyaaniga? (Yaa kale oo loo yeeri karaa?)
(Roma) 08 Feb 2018 – Waxaa lasoo werinayaa in macallinka xulka Talyaaniga ee KMG jaalle Luigi Di Biagio uu dib…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Magacyada macallimiinta lala xiriirinayo xulka Talyaaniga oo sii kordhaya!
(Roma) 08 Feb 2018 – Guddoomiye xigeenka KMG ah ee xiriirka FIGC ee Alessandro Costacurta ayaa ka dhawaajiyay inay jiraan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Ha aadin magaalo roob badan sida Manchester” – Wakiilka Jorginho
(Torino) 08 Feb 2018 – Wakiilka laacibka khadka dhexe ee Jorginho ayaa ku kaftamay inuu laacibkiisu iska diido dalabyada uga…
Read More » -
Spain
“Pique wuxuu difaacayay xaaskiisa iyo caruurtiisa” – Luis Suarez oo difaacay falkii uu sameeyay saaxiibkiis
(Barcelona) 08 Feb 2018 Weerar yahanka Barcelona ee Luis Suarez ayaa difaacay go’aankii uu qaatay Gerard Pique kulankii Espanyol. Pique ayaa goolka…
Read More » -
France
Lokomotiv Moscow oo sabab la yaab leh ku diiday saxiixa Neymar intii uusan tagin Yurub
(Moscow) 08 Feb 2018 Kooxda dalka Ruushka ee Lokomotiv Moscow ayaa sabab la yaableh ku diiday saxiixa Neymar JR markii uu ahaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Guardiola oo ka saramaray Mourinho (Arag liiska 10-ka tababare ee ugu mushaarka badan adduunka)
(World) 08 Feb 2018 Wargayska AS ayaa daabacay liiska 10-ka tababare ee ugu mushaarka badan adduunka, waxaana hogaaminaya tababaraha Man City…
Read More » -
Spain
Tababaraha la doonayo in lagu badelo Zidane oo la ogaaday
(Madrid) 08 Feb 2018. Zidane ayaa sida uu qudhiisa qirtay qarka ka lulanaya oo aad loo saadaalinayaa in kooxda laga…
Read More » -
Suuqa
“Ima xiiso galiso…..?” – Lewandowski oo doc u riday rejada Real Madrid
(Madrid) 08 Feb 2018. Jamaahiirta Bayern Munich xoogaa wey nasan karaan kaddib markii uu Robert Lewandowski meesha ka saaray in uu…
Read More » -
Uncategorized
Guardiola oo wajiga ugu bedelay Mahrez kaddib ficilkan uu sameeyey
(Manchester) 08 Fe 2018. Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay go’aansatay dalab cusub in aysan ka gudbin Riyad Mahrez…
Read More »