Woqooyiga Kuuriya oo ciyaartooy & taageerayaal usoo dirtay South Korea + Sawirro

(Seoul) 07 Feb 2018 –  Sida aad la socotaan waxaa kacsan xaaladda siyaasadeed ee labada Kuuriya kaddib markii ay tan woqooyi dhowr mar tijaabisey gantaalaha balaastikada ah ee istaraatijiga ah.

Yeelkeede, haatan waxaad mooddaa inay xaaladdii kacsanayd qaadatay weji kale oo midkaa aannu sheegnay ka yara duwan.

Kuuriyada Woqooyi deriskeeda koonfureed usoo dirtay 200 oo taageere oo kaliya u yimi inay u sacbiyaa 10 tartame oo ay North Korea usoo dirtay South Korea, si ay uga qayb qaataan ciyaaraha olombikada xilliga qaboobaha.

Halka ka DAAWO…

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close