Day: February 7, 2018
-
Afrika
El Hadji Diouf oo ku jooga jidkii George WEAH (Siyaasadda oo uu galay) + Sawirro
(Dakar) 07 Feb 2018 – Laacibkii hore ee El Hadji Diouf ayaa u dhaqaaqay dhanka mihnadda siyaasadda, isagoo doonaya inuu…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Tottenham vs Newport, Sevilla vs Leganes – LIVE
Tottenham – Newport Tottenham – Newport Tottenham – Newport Sevilla – Leganes Sevilla – Leganes Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sharikad Turkish ah oo 19 milyan oo euro sanadkii Barcelona ku siinaysa heshiis iidheh ah!
(Barcelona) 07 Feb 2018 – Sharikadda reer Turkey ee Beko ayaa la sheegayaa in ay 19 milyan oo euro ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: ”Conte tababarka wuu kugu dilayaa, waa sida taliye ciidan!” – Giorgio Chiellini
(Torino) 07 Feb 2018 – Daafaca Juventus ee birta ah Giorgio Chiellini ayaa Antonio Conte ku tilmaamay “saajin booliis ah”,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Alexis Sanchez oo aqbalay xabsiga 16-ka bilood ah ee lagu xukumay
(Mancehster) 07 Feb 2018. Alexis Sancehez waxaa lagu xukumay 16 bilood oo xabsi ah sababo la xiriira canshuuro uu lunsaday waqtigiisii…
Read More » -
Uncategorized
Rooney oo ugu dambeyn daaha ka rogay weeraryahankii ay isugu FAHANKA fiicnaayeen!
(Manchester) 07 Feb 2018. Weyne Rooney waxa uu sheegay weeraryahankii ay isugu fahanka wacnaayeen waayihiisa in uu ahaa Carlos Tevez oo…
Read More » -
England
Waa sidee xiriirka ka dhexeeya Saalax iyo Mourinho?
(Liverpool) 07 Feb 2018. Maxamed Saalax waxa uu sheegay in uu wali la hadlo Jose Mourinho oo uu xiriir wanaagsan la…
Read More » -
England
Rooney: Afartan koox ayaa ku dhammeysan doonta afarta sare
(London) 07 Feb 2018. Weyne Roney waxa uu aaminsan yahay in kooxaha waqooyiga London ay ku adkaan doonto ka mid noqoshada…
Read More » -
Uncategorized
Mbappe oo ka hadlay qaab ciyaareedka Ronaldo
(Paris) 07 Feb 2018. Kylian Mbappe waxa uu hoos u dhigay ahmiyadda qaab ciyaareedka hoose ee Cristiano Ronaldo kahor kulanka Paris…
Read More » -
Uncategorized
Xiriirka kubadda cagta ee Spain oo cambaareeyey aflagaadadii lagula kacay qoyska Pique
(Catalonia) 07 Feb 2018. Xirfadleyaasha kubadda cagta ee La Liga (LFP) ayaa dacwad u gudbiyey gudiga xiriirka kubadda cagta ee Spain…
Read More »