Day: February 6, 2018
-
Bannaanka Garoonka
Waa maxay sababta milkiilaha Chelsea ku kaliftay inuu dib uga laabto cayrinta Antonio Conte?
(London) 06 Feb 2018 Roman Abramovich ayaa ka laabtay go’aan culus oo la filayay inuu qaato, wuxuuna go’aansaday in tababare Antonio…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Neymar oo xaflada dhalashadiisa ku casuumay asxaabtiisii hore ee Barcelona laakiin ma jiro laacib ka tirsan Barca oo tagay xaflada (Ogoow sababta)
(Barcelona) 06 Feb 2018 Neymar ayaa sanadkaan dhigtay xaflad dhalasho oo cajiib ah, xafladiisa dhalasho ayaana ahayd mid si wayn looga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Aniga oo 8-jir ah ayeey i cayriyeen laakiin waan ka aarsaday” – Harry Kane oo ka sheekeeyay qisadiisii Arsenal
(London) 06 Feb 2018 Weerar yahanka Tottenham ee Harry Kane ayaa ka sheekeeyay sidii Arsenal ay u niyad jabisay isla markaana ay…
Read More » -
Uncategorized
Lukaku: Adriano ayaa tusaale ii ahaa
(Manchester) 06 Feb 2018. Weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku ayaa sheegay in uu kubadda cagta dhiirigalin uga qaatay Adriano. 35 jirka…
Read More » -
England
Chelsea oo ku adkeysaneysa Conte [BBC Sports]
(London) 06 Feb 2018. Waxaa lagu soo warramayaa in ay Chelsea wali talada sii saaratay Antonio Conte marka laga yimaado dharbaaxaddii…
Read More » -
Uncategorized
Natherlands oo xaqiijisay in Ronald Koeman yahay tababaraha qaranka
(Amesterdam) 06 Feb 2018. Ronald Koeman ayaa loo xaqiijiyey in uu yahay tababaraha xulka qaranka Netherlands. Koeman oo ay bishii Oktoobar…
Read More » -
Spain
Messi iyo Suarez oo Barcelona ka doonaya in kooxda loo soo iibiyo LAACIBKAN…..
(Spain) 06 Feb 2018. Barcelona ayaa qaab ciyaareed fiican ku jirta xilli ciyaareedkan iyadoo Messi iyo Suarez ay ku hogaaminayaan kooxda…
Read More » -
England
Xiddigaha Chelsea oo Guryahooda loo diray kaddib guul daradii xalay
(London) 06 Feb 2018. Kaddib jabkii xalay, Antonio Conte ayaa guryahooda u diray xiddigaha Chelsea isagoona siiyay fasax saddex maalmood…
Read More » -
Horyaallada
DEG DEG: Jeenyo oo gaartay guushii ugu horreysay ee Somalia Premier League
(Muqdisho) 06 Feb 2018. Naadiga Jeenyo ayaa gaartay guusheedii ugu horreysay ee Somalia Premier League kaddib markii ay gool madi…
Read More » -
Aasiya
WAR CUSUB: Koox Shiinays ah oo bixinaysa qiimaha lagu burburin karo qandaraaska Messi ee Barcelona
(Barcelona) 06 Feb 2018 Mundo Deportivo ayaa baahisay in koox shiinays ah ay isku dayeeyso inay la wareegto laacibka Barcelona ee…
Read More »