Dembele oo ku soo laabtay tababarka Barca

(Catalonia) 03 Feb 2018. Kaddib markii uu ku dhaawacmay Estadio de Anoeta, kulankii ay Barca bartamihii Janaayo kula dheeshay Real Sociedad, maanta ayuu Ousmane Dembele ku soo laabtay tababarka.

Weerarahanka waxa ay jug ka soo gaartay cajirka waxa uuna ku seegay kulamo muddo saddex bilood ah, soo laabashadiisa farxad iyo la yaab ayey ku noqotay saaxbiibadiis.

Demebele waxaa si diiran iyo sacab ku soo dhaweeyey saaxiibadiisa kooxda, balse kulamada in uu ku soo noqdo toddobaad ayaa ka xiga.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close