“Anigaa Goobta ka Atoore ah.”.- Mourinho oo awoodiisa tusiyay Pogba

(England) 03 Feb 2018. Paul Pogba ayaa keydka la dhigay kulanka ay iminka Manchester United la yeelaneyso kooxda Huddersfield iyadoona booskiisa lagu soo badelay da’yarka Scott McTominay.

Laacibka ugu qaalisan Red Devils ayaa la mur murmay Mourinho ciyaartii dhaweyd ay guul darada 2-0 kala kulmeen kooxda Tottenham.

Macalinka Mayilka adag ayaa go’aanka uu keydka ku dhigay Pogba ku sheegay inuu isku dayay ciyaartooy kala duwan oo tayo kala duwan leh.

 Jose Mourinho has handed Scott McTominay just his second league start of the season

Lakiin waxay sheekada u muuqataa in Jose uu Pogba u muujinayay inuu tusiyo qofka goobta ka Atooraha ah isagoona kursiga keydka dhigay ciyaarta iminka ay la yeelnayaan kooxda lagu naaneyso the Terriers sababo la xiriiro murankii uu la galay.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close