Garsoore Tony oo 6-Bilood la ganaaxay kaddib markii uu Roose iy Laad isugu daray Laacib!!

(France) 02 Feb 2018. Garsoore Tony Chapron ayaa qarka loo suray Lix Bilood oo ganaax ah kaddib markii uu Laacib isugu daray Laad iyo Roose kulan ka tirsanaa horyaalka Faransiiska.

Garooraha Macangaga ah ayaa Roose laqsiiyay daafaca Nantes Diego Carlos ka hor inta uusan Laad laqsiin ciyaartii ay guul darada kala kulmeen naadiga PSG bishii la soo dhaafay.

Sheekada ayaa dhacday kaddib markii uu daafaca reer Brazil uu si kuuma kasin ah ugu dhacay garsoore Tony, kaa oo isna u taagay kaarkii Jaalaha ee labaad ka hor inta uusan darbo ku dhufan.

Xiriirka kubbada cagta Faransiiska ayaa iminka ganaax ku riday Dhex dhexaadiyaha halka Ganaaxii laga qaaday Diego Carlos.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close