SAWIRRO: Aubameyang oo tababarkii ugu horeeyay la qaatay Arsenal

(London) 01 Feb 2018 Saxiixa cusub ee Arsenal ayaa tababarkii ugu horeeyay saaka ku qaatay xaruta kooxdiisa cusub, nasiib xumo ma uusan jirin ciyaaryahan kale oo tababarka kala qayb qaatay.

Pierre-Emerick Aubameyang ayaa shalay uun ku biiray kooxda tababare Arsene Wenger, ciyaartoyda kooxda ayaana saaka lahaa fasax kadib markii ay ciyaareen habeen hore.

undefined

Tababare Arsene Wenger iyo Pierre-Emerick Aubameyang ayaa ka soo muuqday tababar gaar ah oo tababaraha reer France uu siinayay laacibka reer Gabon.

Laacibka ayaa tababarka buuxa la qaadan doona ciyaartoyda Arsenal barri oo jimco ah, kooxda ayaana u diyaar garoobaysa kulan sabtiga ay soo dhawayn doonto Everton.

undefined

undefined

undefined

undefined

undefined

undefined

undefined

undefined

undefined

undefined

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close