AC Milan oo gudbisey liiska laacibiinta UEFA Europa League

(Milano) 01 Feb 2018 – Macallinka kooxda AC Milan ee Gennaro Gattuso ayaa ku dhawaaqay 21 laacib oo Rossoneri u meteli doonta koobka UEFA Europa League.

Laacibiinta ay Milan u magacowday koobka Europa League ayaa waxaa ku jira Gomez oo lala xiriirinayay kooxda Boca Jrs, waxaa kaloo ku jira laacibiin fara badan oo liiska B ku jira maaddaama ay yihiin da’yar kusoo baxday isla kooxda Milan.

Hoos ka eeg liiska oo dhamaystiran:

1. ABATE (20)

2. ANDRÉ SILVA (9)

3. ANTONELLI (31)

4. BIGLIA (21)

5. BONAVENTURA (5)

6. BONUCCI (19)

7. BORINI (11)

8. C.ZAPATA (17)

9. ÇALHANOGLU (10)

10. CONTI (12)

11. DONNARUMMA A. (90)

12. GOMEZ (15)

13. J. MAURI (4)

14. KALINIC (7)

15. KESSIE (79)

16. MONTOLIVO (18)

17. MUSACCHIO (22)

18. RODRIGUEZ (68)

19. ROMAGNOLI (13)

20. STORARI (30)

21. SUSO (8)

LIISKA B

CALABRIA 2

CUTRONE 63

DONNARUMMA G. 99

GABBIA 46

GUARNONE 75

LOCATELLI 73

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close