Month: February 2018
-
Italy
LAZ VS ACM 0-0 (4-5)…AC Milan oo Juve kula biirtay final-ka Coppa Italia + Sawirro
(Roma) 28 Feb 2018 – Kooxda AC Milan ayaa markii 2-aad muddo 3 sano ah usoo baxday final-ka Coppa Italia…
Read More » -
Liverpool oo ‘Heshiis la gaartay’ Thomas Lemar
(Liverpool) 24 Jan 2018. Waxaa lagu soo warramayaa in ay tallaabo ku dhawaatay Liverpool la soo wareegidda xiddigga AS Monoco Thomas…
Read More » -
England
De Gea oo qarka u saaran in uu qandaraas cusub u saxiixo Manchester United
(Manchester) 28 Feb 2018. Waxaa la soo warinayaa in David de Gea uu qarka u saaran yahay in uu qandaraas cusub…
Read More » -
Uncategorized
Asensio: Waxaan u imi Real in aan joogo oo aan dhaliyo goolal badan
(Madrid) 28 Feb 2018. Xiddigga Real Madrid Marco Asensio waxa uu qiimeyn ku sameeyey waayihiisa ciyaareed ilaa iyo hadda, waxa uu…
Read More » -
France
RASMI: PSG oo xaqiijisay in Neymar qallin lagu sameyn doono
(Paris) 28 Feb 2018. Paris Saint-Germain ayaa xaqiijisay in Neymar qalliin looga sameyn doono suulka ka dismay. Laacibkii hore ee Barcelona…
Read More » -
Germany
Dortmund oo qandaraaska u kordhineysa Marco Reus
(Dortmund) 28 Feb 2018. Agaasimaha ciyaarayaha ee Borussia Dortmund Michael Zorc ayaa ku dhawaaqay in kooxdu dar dar galisay wadahadallada qandaraas…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kaddib soo jeedintii Lukaku ee kulan dhexmara waqooyiga iyo koonfurta England! Eeg sida ay shaxda labada dhinac noqon karto? (Ka dhiibo aragtidaada tee ku leh?)
(London) 28 Feb 2018. Dhawaan ayey ahayd markii uu Romelu Lukaku soo jeediyey in la qaban qaabiyo kulan dhexmara koonfurta iyo…
Read More » -
Uncategorized
Matic: McTominay waxa uu noqon doonaa ciyaaryahan weyn
(Manchester) 28 Feb 2018. Nemanja Matic waxa uu ku tilmaamay da’yarka khadka dhexe ee Manchester United Scott McTominay mid hibo sare…
Read More » -
Afrika
HALAAGII DHACAY LOOMA KALA HARIN: Weligaa ma aragtay Koox sidan oo kale loogu fal falaaday…(DAAWO)
(South Africa) 28 Feb 2018. Naadiga Kaizer Chiefs ee dalka South Africa ayaa go’aansatay inay si kal iyo laab ah…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Paris Saint Germain vs Olympique Marseille – LIVE (Shaxda sugan)
Paris Saint Germain – Olympique Marseille Paris Saint Germain – Olympique Marseille Paris Saint Germain – Olympique Marseille …
Read More »