SAWIRRO: Michy Batshuayi oo durba tababarka la bilaabay Dortmund

(Dortmund) 31 Jan 2018. Weeraryahanka Chelsea Michy Batshuayi ayaa heshiis amaah ah ugu biiray kooxda Dortmund ee ka ciyaarta Bundesligaha.

Xiddiga reer Belgium aaya la joogi doona kooxda ka dhisan Jarmalka inta ka harsan xilli ciyaareedkan.

Haddaba laacibka oo goor dhow uun ka gudbay tijaabada caafimaad ayaa durba tababarka la bilaabay kooxdiisa cusub.

DAAWO SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close