DAAWO: Aubameyang oo bixiyay waraysigii ugu horreeyay isagoo laacib Arsenal ah

(London) 31 Jan 2018. Arsenal ayaa saxiixeeda cusub ee Pierre-Emerick Aubameyang u gacan galisay Lambarka 14-aad ee kooxda.

Gunners ayaa dhaliyaha reer Gabon kula soo wareegtay lacagihii ugu badnaa taariikhda kooxda.

Waxayna iminka xaqiijiyeen inuu u xiran doono Lambarka 14-aad oo ka tagay Theo Walcott oo kaga biiray Everton.

Haddaba Auba ayaa bixiyay waraysigiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu mar aan dheerayn noqday laacib ka tirsan safka Gunners ee hoos ka daawo.

Halkan ka DAAWO….

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close