XULKA YURUB: Waa kuwee 11-ka laacib ee Yurub ugu fiicnaa todobaadkan?

(Nyon) 30 Jan 2018 – Waxaa meel xasaasi ah oo xiise badan maraya horyaallada xirfadleeyda qaaradda Yurub kuwooda ugu waawayn.

Horyaallada qaar ayaa hoggaanka dhibco badan lagu hayaa, iyadoo ay cajiib tahay in jadwalka Serie A-da Talyaanigu uu haatan yahay midka ugu adag marka la eego 5-ta horyaal ee ugu waawayn Yurub.

Haddaba, webka whoscored ayaa sameeyay koox uu kasoo xulay qaaradda Yurub oo uu u arko 11-kii todobaadkan ugu wanaagsanaa qaaradda Yurub ee hoos ka eeg.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close