Guardiola oo gaarsiiyey qiimaha ay ku fadhido waaxdiisa gaashaandhigga 269.5 million euros

(Mancehster) 29 Jan 2018.

Pep Guardiola waxa uu ku dhawyahay in uu Man City u soo xero galiyo Aymeric Laporte Laporta – daafaca dhexe ee kooxda Athletic Bilbao.

France-siiskan ayey in muddo ah ku raad joogee muwaadiniinta waxa ayna xoojiyeen kaddi markii aywaayeen Van Dijk oo ka doortay Anfiled.

Laporte waxa uu ku imanayaa Etihad aduun dhan 65 million euros oo ay dheer tahay shan Million oo kale!

Hadaba hoos ka eeg daafac walba ee hadda ka tirsan City qiimaha uu ku fadhiyo…..

Laporte (70 million euros) – Janaayo 2018

Mendy (57.5 million euros) -Xagaagii

2017

Walker (57 million euros) -Xagaagii

2017

Danilo (30 million euros) -Xagaagii

2017

Stones (55 million euros) – Xagaagii 2017

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close