DEG DEG: Isku aadka wareega 5-aad ee FA Cup-ka oo la sameeyay

(London) 29 Jan 2018 Xiriirka kubadda cagta ingiriiska ayaa sameeyay isku aadka wareega 5-aad ee koobka FA Cup-ka, waxaana la kala ilaaliyay kooxaha waa wayn.

Chelsea ayaa lagu beegay Hull City, halka Man city ay ku aaday Wigan, Manchester United ayaa la ciyaari doonta Huddersfield iyo Birmingham kooxdii soo badisa.

Liverpool iyo Arsenal horay ayeey uga hareen koobkaan, halka Tottenham aysan wali xaqiijin u soo gudbidda wareegaan kadib barbaro ay la gashay Newport.

Isku aadka oo dhamaystiran:

West Brom vs Southampton.

Chelsea v Hull City.

Huddersfield or Birmingham v Man United.

Leicester v Sheffield United.

Sheffield Wednesday v Notts County or Swansea City.

Wigan v Man City.

Brighton v Coventry City.

Millwall or Rochdale v Newport or Tottenham.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close