Day: January 29, 2018
-
England
Emerson Palmieri oo lagu wado inuu Tijaabada caafimaad u maro Chelsea
(Europe) 29 Jan 2018. Emerson Palmieri ayaa qarka u saaran inuu noqdo laacib Chelsea ah inkastoo ay kooxda weli ku…
Read More » -
England
DEG DEG: Isku aadka wareega 5-aad ee FA Cup-ka oo la sameeyay
(London) 29 Jan 2018 Xiriirka kubadda cagta ingiriiska ayaa sameeyay isku aadka wareega 5-aad ee koobka FA Cup-ka, waxaana la kala…
Read More » -
England
Man City oo bixisay 65-ta milyan ee lagu bur burinayo Heshiiska Aymeric Laporte….(Goormaa la soo bandhigayaa?)
(Europe) 29 Jan 2018. Manchester City ayaa bixisay lacagaha 65 milyan oo bound ee lagu bur burinayo qandaraaska daafaca Athletic…
Read More » -
England
Taageerayaasha Arsenal oo durba bilaabay daabicida funaanada Aubameyang (Arag lambarka loo xiray)
(London) 29 Jan 2018 Qaar kamid ah taageerayaasha Arsenal ayaa bilaabay daabacaada funaanada weerar yahanka reer Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang. Taageerayaasha ayaa…
Read More » -
England
Chelsea oo wadahadal ay ku doonayso Olivier Giroud la furtay Arsenal
(London) 29 Jan 2018 Chelsea ayaa u muuqata mid hormar ka samaynaysa dadaalka ay ugu jirto soo xerogalinta Olivier Giroud. Di Marzio…
Read More » -
France
PSG oo beegsanaysa saxiixa Karim Benzema si ay ugu buuxiso booska Cavani
(Paris) 29 Jan 2018 Kooxda PSG ayaa bartilmaameed xoogan ka dhiganaysa saxiixa weerar yahanka Real Madrid ee Karim Benzema. Sida lagu…
Read More » -
England
Daniel Sturridge oo tijaabada caafimaadka u maraya koox ka ciyaarta Premier League
(Liverpool) 29 Jan 2018 Weerar yahanka kooxda Liverpool ee Daniel Sturridge ayaa tijaabada caafimaadka u maraya kooxda West Brom. Daniel Sturridge ayaa…
Read More » -
England
“Nolosha kuma adkeyn doono Zlatan haddii uu rabo bixitaan”, – Mourinho
(Mancehster) 29 Jan 2018. Jose Mourinho waxa uu sheegay in uusan is hoortaagi doonin Zlatan Ibrahimovic haddii uu doorto in uu…
Read More » -
Suuqa
Guardiola oo gaarsiiyey qiimaha ay ku fadhido waaxdiisa gaashaandhigga 269.5 million euros
(Mancehster) 29 Jan 2018. Pep Guardiola waxa uu ku dhawyahay in uu Man City u soo xero galiyo Aymeric Laporte…
Read More » -
Uncategorized1
‘Ama Barcelona ama meelna”, – Pique
(Catalonia) 29 Jan 2018. Gerard Pique waxa uu sheegay in uusan koox kale u ciyaari doonin ugu dambeyn marka uu ka…
Read More »