Xiddigaha ugu Mushaarka badan Premier League….(Sanchez oo Leerta jiifa)

(England) 27 Jan 2018. Alexis Sanchez ayaa noqday laacibka ugu mushaarka badan taariikhda Premier League kaddib markii uu ku soo biiray Manchester United kana soo tagay Arsenal.

Xiddiga reer Chile ayaa xalay kulankiisii ugu horreeyay u saftay Red Devils ciyaartii ay ka adkaadeen Yeovil tartanka FA Cup iyadoona durba loo magacaabay xiddiga garoonka.

Sanchez ayaa ah iminka laacibka ugu mushaarka badan Premier League oo waxaa usbuuciiba jeebka loogu shubaa adduun dhan 500,000 oo bound.

Waxaa ku soo xiga Paul Pogba oo isna qaatay usbuuciiba 290,000.

Eeg Liiska Sare:

Sanchez ayaa usbuuciiba qaata  500,000

1516877691_d146c

Pogba 290,000

1516877668_38973

Kevin De Bruyne 280 000

1516877648_b2e6b

Romelu Lukaku 250,000

1516877625_300c1

Sergio Aguero 220,000

1516877600_2f7ce

Eden Hazard 220,000

1516877487_7d042

Cesc Fabregas 220,000

1516877474_3eb11

Zlatan Ibrahimovic 220,000

1516877461_c11d0

Yaya Toure 220,000

1516877450_831d3

David de Gea 220,000

1516877440_7055b

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close