Ronaldo Rikoor cusub ayuu ka dhigay La Liga

(Madrid) 27 Jan 2018. Kaddib markii uu laba gool ku laad ka dhaliyey Valencia kulankii Axada, Ronaldo waxa uu noqday xiddigga ugu gool dhalinta badan marka ay timaado gool ku laadyada La Liga.

Xili ay qeybtii hore ee ololahan si fool xun ku bilaabeen La Liga, Ronaldo dib ayuu u helay oomateedkii goolasha isaga oo Estadio Mestalla ku dhaliyey labaaleydiisii saddexaad muddo lix kulan ah.

Hadda Ronaldo 20 gool ayuu marayaa goolasha uu xilli ciyaareedkan dhaliyey dhammaan tartamada.

Portugalka waxa uu dhaliyey 61 kulan oo rigooreyaal ah waxa uuna lumiyey 11 taas oo 72 ka dhigaysa inta uu gamay.

Waxa uu ka saramaray Hugo Sanchez oo haystay rikoor (71).

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close