Day: January 26, 2018
-
toos
GOOGOOSKA: Yeovil vs Manchester United 4-0
How the Reds line up for tonight’s @EmiratesFACup clash with Yeovil! It’s an #MUFC debut for @Alexis_Sanchez… pic.twitter.com/XB9AmCPdqo — Manchester…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Rajadii uu Edin Dzeko kula biiri lahaa Blues oo sii baaba’aysa (Palmieri oo aan cago badan ku taagnayn!)
(Roma) 26 Jan 2018 – Edin Dzeko ayay sii hamaansanaysaa rajadiisii laga qabey inuu bishan ku biiro kooxda Blues, halka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Javier Pastore oo kooxo waawayn diidey si uu ugu biiro Inter Milan
(Paris) 26 Jan 2018 – Javier Pastore ayaa iska diidey dalabyo kaga yimi kooxaha Liverpool, Sevilla, Valencia iyo Atletico Madrid…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Weerarka Milan oo noqday midkii ugu xumaa muddo 30 sano ah! (Arag jadwalka)
(Milano) 26 Jan 2018 – Kooxda AC Milan ayaa xagaagii dhowaa suuqa kala iibsiga ku khasirtay lacago fara badan kuwaasoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Monaco oo Juventus ku felistey saxiixa Pietro Pellegri
(Monte Carlo) 26 Jan 2018 – Kooxaha AS Monaco iyo Juventus ayaa iskula dheggan saxiixa muluqa 16-jirka ah ee Genoa…
Read More » -
England
DEG DEG: Alexis Sanchez oo kulankiisii ugu horeeyay ee Man United ku soo bilowday caawa
(Manchester) 26 Jan 2018 Weerar yahanka cusub ee Manchester United ayaa ku soo bilowday weerarka kooxdiisa kulankiisii ugu horeeyay. Tababare Jose…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Donald Trump oo loo soo bandhigay inuu tababare u noqdo Arsenal
(London) 26 Jan 2018 Piers Morgan oo ah wariye si wayn u taageera Arsenal ayaa waraysi xasaasi ah la yeeshay madaxwaynaha…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ma Ogtaha in Mkhitaryan uu ku hadlo 6-Luqadood…(AQRISO 7-waxyaabood oo aadan ka garneyn saxiixa cusub ee Arsenal)
(London) 26 Jan 2017. Henrikh Mkhitaryan ayaa dhawaan ku soo biiray kooxda Arsenal isagoona qeyb ka ahaa heshiiskii uu Alexis…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Horseed oo guul ku furatay horyaalka Somaalia Premier League
(Muqdisho) 26 Jan 2018. Kooxda ciidanka Militariga ee Horseed ayaa guul ku billaabatay horyaalka Soomaaliya, kaddib ciyaar xiiso badan ay wajahday…
Read More » -
England
“Beer Faloow aan galayaa intaan Macallin u noqon lahaa Arsenal iyo Barcelona.”.- Pochettino
(London) 26 Jan 2018. Tababaraha Tottenham Mauricio Pochettino ayaa caddeeyay inuusan marna tababare u noqon doonin kooxaha Arsenal iyo Barcelona.…
Read More »