Mourinho: Ronaldo waa nooca ciyaaryahan……..?

(Manchester) 25 Jan 2018. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho waxa uu sheegay in wali Cristiano Ronaldo ay kooxo badan xiiseenayaan.

Ronaldo oo xalay dhiniciisa Real Madrid laga ciribtiray Copa del Rey ayaan cago ku taagneyn.

Waxa xilli ciyaareedkan oo idil lala xiriirinayey Manchester United iyo Paris Saint – Germain, walow United qaadatay Sanchez – arin meesha ka saartay rajadiisii ku noqoshada Old Trafford.

Mourinho oo ka hadlaya waxa uu yiri: “Cristiano waa nooca ciyaaryahan ee uu qof walba rabo laakiin hal ayaa helaya.

“Waa Real Madrid, taas waa dareenkeyga.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close