Maxaa ka cusub Ozil iyo Man United…..Bishan ma raaci doonaa dhabbihii saaxiibkiis Sanchez?

United ma dooneyso saxiixa Ozil bishan Janaayo

(Manchester) 25 Jan 2018. Manchester United wali wey xiiseeneysaa saxiixa Mezut Ozil sida ay wararku qabaan.

Bilowgii toddobaadkan waxa ay United soo afjartay la soow wareegidii Alexis Sanchez oo uga yimi Fly Emirates.

Waqtigan, qaboobaha, United sida ay sheegtay Independent, kuma dari doonto xiisaha balse Jose Mourinho walu wuu rabaa.

Warbixinta waxa ay intaas ku dartay in Manchester United ay dalab ka gudbin doonto xagaaga walow Arsenal ay u suurtagashay in ay kala xaajooto heshiis cusub.

Ilaa iyo hadda Germany-ga warqadda iyo buugga isma saarin.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close