Day: January 25, 2018
-
Suuqa
Tababaraha Dortmund oo qish ka bixiyey xaaladda dhaw ee Pierre-Emerick Aubameyang
(Dortmund) 26 Jan 2018. Tababaraha Borussia Dortmund Peter Stoger waxa uu albaabada u furay Pierre-Emerick Aubameyang si uu ugu soo laabto…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CAJIIB! Waa imisa saacadda gacata ugu xiran Karim Bezema? Ogow dareenka jamaahiirta Real Madrid!
(Madrid) 26 Jan 2018. Taageereyaasha Real Madrid ma aha kuwo u riyaaqay sida uu Karim Benzema uga falceliyey guuldaraddii ay Leganes…
Read More » -
England
Mourinho: Ronaldo waa nooca ciyaaryahan……..?
(Manchester) 25 Jan 2018. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho waxa uu sheegay in wali Cristiano Ronaldo ay kooxo badan xiiseenayaan. Ronaldo…
Read More » -
Suuqa
Maxaa ka cusub Ozil iyo Man United…..Bishan ma raaci doonaa dhabbihii saaxiibkiis Sanchez?
(Manchester) 25 Jan 2018. Manchester United wali wey xiiseeneysaa saxiixa Mezut Ozil sida ay wararku qabaan. Bilowgii toddobaadkan waxa ay United…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Barcelona vs Espanyol – LIVE (Shaxda sugan)
Barcelona – Espanyol Barcelona – Espanyol Barcelona – Espanyol Gool FM
Read More » -
Spain
“Real dab baa ka shidane gaas kuma sii darayo!”, – Mourinho
(Madrid) 25 Jan 2018.Xaaladda hadda Real Madrid ka taagan waa mid aad daran aragtida Jose Mourinho kaas oo ka gaabsaday…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
AC Milan oo la heshiisay ”Pogba-ha cusub” (Goorma ayuu kusoo biirayaa?)
(Milano) 25 Jan 2018 – Warar haatan isasoo taraya ayaa tibaaxaya in agaasimaha ciyaaraha ee AC Milan jaalle Massimiliano Mirabelli…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: Kooxda Chelsea oo gebi ahaanba faraha ka qaadaysa Dzeko iyo Emerson (Halkee u weecanaysaa?)
(London) 25 Jan 2018 – Waxaa soo baxayay warar sheegaya in Edin Dzeko uu iska caabinayo dalabaadka qaaliga ah ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda AS Roma oo doonaysa inay Defrel kusoo bedelato Nicola Sansone
(Roma) 25 Jan 2018 – Kooxda AS Roma ayaa hollinaysa inay Gregoire Defrel kusoo bedelato qannaaska Villarreal ee asal Talyaaniga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Mohamed Elneny oo sii kululeeyay xurguftii kala dhexeysay Alexis Sanchez
(London) 25 Jan 2018 Laacibka Arsenal ee Mohamed Elneny ayaa sii kululeeyay xurguftii kala dhexeysay Alexis Sanchez oo isbuucaan ka tagay kooxda.…
Read More »