UEFA Nations League: Jadwalka kulamada ay ciyaarayaan dalalka Italy, Portugal & Poland

(Nyon) 24 Jan 2018 – Waxaa maanta la sameeyay isku aadka tartanka cusub ee UEFA Nations League kaasoo ay Talyaanigu ku aadeen dalalka Portugal iyo Poland iyagoo dalka dambe kulankooda 1-aad la dheelaya Sebtember 7 halka ay Portugal wajahayaan Nofeember 20.

Xulka Azzurri ayaa ku jira Group 3 oo ka mid ah League A oo noqon doona tartan boos buuxis u noqon doona muddada u dhaxaysa Koobka Adduunka iyo Koobka Qaramada Yurub.

Waxaa muhim ah in tartanka oo bedelaya ciyaarihii saaxiibtinnimo uu mid kasta leeyahay final-kiisa u gaarka ah, kaasoo isku aadkiisa la samayn doono horraanta Diseembar, kulamada la dheeli doono Juun 5 ilaa 9, iyadoo afarta dal ku kala guulaysta guruubyadooda ay toos u aadi doonaan Euro 2020 iyagoon u baahanin isreebreeb.

Hoos ka eeg jadwalka Talyaaniga, Portugal iyo Poland:

League A

Group 3

Matchday 1

Friday Sep 7

Italy-Poland

Matchday 2

Monday Sep 10

Portugal-Italy

Matchday 3

Thursday Oct 11

Poland-Portugal

Matchday 4

Sunday Oct 14

Poland-Italy

Matchday 5

Saturday Nov 17

Italy-Portugal

Matchday 6

Tuesday Nov 20

Portugal-Poland

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close