Barcelona oo lambarka ‘7’ u xifdisay ciyaaryahankan!

(Catalonia) 24 Jan 2018.Waxaa la xaqiijiyey in arbacadii Philippe Coutinho loo xiray funaanada lambarkeedu yahay 14 kaddib markii uu tagay Javier Mascherano, taas oo la micna ah in 7 banaan yahay.

Hore waxa u xiran jiray Arda Turan oo ku biiray Basaksehir, lambarka 7 waxaa iska leh Antoine Griezmann, waa haddii ay xagaaga soo iibsato Barcelona.

Griezmann  Waxa uu u soo xirtay lambarkaas Sociedad, at Atletico Madrid iyo France, in Barca cidna ay siin waxaa loo fahansan yahay rajo ay ka qabto saxiixiisa.

Hase ahaatee, Marca waxa ay qortay asbuucii hore in xiddiggo hubin ku biiridda Barca.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close