Day: January 24, 2018
-
Bannaanka Garoonka
UEFA Nations League: Jadwalka kulamada ay ciyaarayaan dalalka Italy, Portugal & Poland
(Nyon) 24 Jan 2018 – Waxaa maanta la sameeyay isku aadka tartanka cusub ee UEFA Nations League kaasoo ay Talyaanigu…
Read More » -
Spain
DAWO: Real Madrid oo ku jirta isu kululeyska kulanka ay caawa la leeyihiin Leganes.
(Madrid) 24 Jan 2017. Real Madrid waxa ay caawa la dheeleysaa Leganes lugta labaad ee is aragooda Copa del Rey. Kaliya…
Read More » -
Uncategorized
Barcelona oo lambarka ‘7’ u xifdisay ciyaaryahankan!
(Catalonia) 24 Jan 2018.Waxaa la xaqiijiyey in arbacadii Philippe Coutinho loo xiray funaanada lambarkeedu yahay 14 kaddib markii uu tagay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ma ogtahay in Sanchez uu ku soo koray FAQIIRTINIMO ba’an….(Ka Bogo Taariikhda Saxiixa cusub ee Manchester United)
(England) 24 Jan 2018. Alexis Sanchez iminka waa laacibka ugu mushaarka badan Manchester United iyo guud ahaan Taariikhda Premier League,…
Read More » -
Uncategorized
Roma oo ku ciriirineysa Milan iyo Napoli loolanka loogu jiro Gerard Deulofeu
(Rome) 24 Jan 2018. Garabka Barcelona, Gerard Deulofeu waxaa lagu soo warramayaa in uu bartilmaameed u noqday Roma. Soo qaadashadii Barcelona…
Read More » -
England
Chelsea iyo Roma oo ka heshiiyey Dzeko
(Rome) 24 Jan 2018. Waxaa lagu soo warraayaa in Chelsea ay qarka u saaran tahay saxiixa Edin Dzeko. Blues waxaa ka…
Read More » -
England
“Arsenal waa ay ka shalaayi doontaa iibka Alexis Sanchez” – Willian
(London) 24 Jan 2018 Laacibka Chelsea ee Willian ayaa eedeeyay Arsenal kadib markii ay iska iibisay laacibkoodii Alexis Sanchez. Gunners ayaa isbuucaan…
Read More » -
Suuqa
Xagee ku ogeyd Sagna?
(Benevento) 24 Jan 2018.Benevento ayaa la soo warinayaa in ay qarka u saaran tahay dhammeystirka saxiixa Bacary Sagna. Tan iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Madaxwaynaha Real Madrid oo Ramos u xilsaaray inuu CASHO u kaxeeyo Ronaldo
(Madrid) 24 Jan 2018. Madaxwaynaha Real Madrid ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray xiddigaha waa wayn ee Real Madrid…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Real Madrid vs Leganes 1-2 (2-2) (Leganes oo Real ka reebtay Coppa del Rey)
Real Madrid – Leganes Gool FM
Read More »